HomeAll newsFadlan:Ka qeyb qaado dib u dhis lagu sameynayo masjidka Ibnu Cabbaas ee...

Fadlan:Ka qeyb qaado dib u dhis lagu sameynayo masjidka Ibnu Cabbaas ee deegaanka Gandarshe.

Maamulka gacanta ku haya dhismaha masjidka Ibnu Cabbaas ee deegaanka Gandarshe ayaa Muslimiinta ka codsaday inay ka qeyb qaataan dhismo ka socda Masjidka.

Waxaa go’ay dhaqaalihii lagu dhisayay Masjidka xili aanan wali la dhameestirin dhismaha masjidka.

Waxaan walaaladda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan, ku bogaadinaynaa oo leenahay ku tartama ka qayb qaadashada dhismaha Masjidka.

في الصحيحين أن النبي صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قال: مَنْ بَنَى مَسْجِدًا يَبْتَغِي بِهِ وَجْهَ اللَّهِ بَنَى اللَّهُ لَهُ مِثْلَهُ فِي الْجَنَّةِ

Walaalayaal nabigeena sallalaahu-calleyhi -wasallaam wuxuu leeyahay.

(Qofkii Dhisa masjid asigoo ula jeedo allaah dartii Allaah waxaa uu guri ugu dhisaa Janada )

Waa sadaqo jaariya ah,Waa camal aan kaa go’eynin, oo kuu soconaya adigoo nool iyo haddii aad dhimataba.

Hadaba aan ku tartano kheyrka iyo fadliga ku jira dhismaha masjidka.

Fadlan la soo xiriiir gudiga ku howlan dhismaha masjidka Ibnu Cabbaas deegaanka Gandarshe ee magaalada Marko. Kala xiriir Tel: 00252616895500 ama gudaha sidaan usoo wac 0616895500 ama acount Salaama bank 40089825.

Hoos ka daawo sawirada Masjidka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular