HomeAll newsAskar katirsan dowladda Oo Qoryoolay Lagu dilay.

Askar katirsan dowladda Oo Qoryoolay Lagu dilay.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen magaalada Qoryoolay ee gobolka  Shabeellaha hoose waxay ku dileen malleeshiyaad katirsan ciidamada dowladda.

Ugu yaraan 2 askari ayaa la dilay, mid kalana dhaawac ayaa soo gaaray.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee fuliyay howlgalkan gaarka ah ayaa si nabad geliyo ah waxay ugu laabteen goobihii ay markii hore kasoo duulaan tageen.

Magaalada Qoryoolay waxaa marar badan ka dhaca weeraro noocan oo kale ah, waxaana inta badan xilliyada habeenkii magaalada lagu arkaa ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular