HomeAll newsSidee Looga Ciiday Kuunya-Barrow (Sawirro).

Sidee Looga Ciiday Kuunya-Barrow (Sawirro).

Magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday, waxaana isugu yimid kumanaan ruux.

Musallaha weyn ee magaalada ayaa barqanimadii maanta waxaa isugu yimid dadka magaalada noocyadooda kala duwan, kuwaas oo ay ka muuqatay farxad ballaaran oo aan lasoo koobi karin.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular