HomeAll newsKamiin ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo.

Kamiin ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamo katirsan Jabhadda Wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka ayaa weerar jidgal ah waxay u dhigtay ciidamo katirsan kuwa Maraykanka uu wato ee dhawaan soo degay deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka Kismayo.

Weerarka dhabbagalka oo ahaa mid xoogan, islamarkaana in muda ah socoday, waxaa la rumeysanyahay inay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay furteen dhowr qori oo ay wateen ciidamada kamiinka loo dhigay.

Deegaanka Baar-Sanguuni waxaa degan ciidamo uu wato Maraykanka, kuwaas oo si qasab iyo dirqis ah lagu keenay halkaas.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular