HomeAll newsDhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:19-aad Oo ah mida u...

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:19-aad Oo ah mida u dambeysa.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon.

bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan.

Halkan ka dhagayso Q:19-aad ee barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo dhicin doona?

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular