Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.
Halkan Ka Degso Dhuuxa wareysiyada 12-06-2018.
Subxaan Allah. Ninkan doonta eed waraysateen waxa hadalkiisa ka muuqataa in ay kaga baxsadeen dumarka doonta.oo ay ragu ka hordegeen dumarku. Waa been waxba may badbaadin. Teeda kale inanta yar wuu arkayay markay bought qaadayeen manuu badbaadin. Daalin xun weeye. Suaalo haka waydiiyo