HomeAll newsdhegeyso kelemedda amiirka alshabaab oo af soomaali lagu turjumay.

dhegeyso kelemedda amiirka alshabaab oo af soomaali lagu turjumay.

garabka warbaahineed ee xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa dhawaan soo saaray kelemed u jeedinayo amiirka xarakada mujaahidiinta alshabaab sheekh axmed cumar Abuu cubeyda taasoo ku socata uuna kula darmdaarmayo mujaahidiinta iyo qabaa’ilka dalka yaman.

hadaba idaacadda alfurqaan ayaa kelamddaas oo af carabi ahayd af soomaali u turjuntay si dadka aan luuqadda carabi aqoonu u fahmaan.

Halkaan ka dhegeyso tarjamada Kalimadda Sheekh Abuu Cubeyda iyo Yaman

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular