Barnaamijka diirada jimcaha waxaa maanta marti ku ahaa Nabad doon Cabdullaahi Ansaari,Ugaas Cabdullaahi Haaruun iyo Cabaas Maxamed Xaaji oo dhamaantooda kamid ah odayaasha dhaqanka qabiilada jubooyinka.
Diirada ayaa looga hadlay fatahaada webiga jubba iyo gurmad lala gaaray dadka uu saameeyay fatahaada wabiga.