HomeAll newsWasiirkii hore ee Gaashandhiga oo Noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Wasiirkii hore ee Gaashandhiga oo Noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Maxamed Mursal oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashandhiga dowladdda federaalka ayaa ku guuleysatay doorashada xilka Baarlamaanka dowladda Federaalka.

Mursal ayaa helay 147 cod, marka loo eego codadka guud ee Xillibaannada, waxaana qofka labaad ee kusoo xigay uu helay 119 cod.

Maxamed Mursal ayaa la rumeysanyahay inuu aad uga ag dhowyahay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaarihiisa.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular