HomeAll newsKudhowaad 20 dagaalyahanno oo katirsan Al-Qaacidada Yaman Oo kasoo baxsaday Xabsi ku...

Kudhowaad 20 dagaalyahanno oo katirsan Al-Qaacidada Yaman Oo kasoo baxsaday Xabsi ku yaala wadankaas.

Mujaahid hore oo kasoo baxsaday xabsi ku yaala Yaman, ugu dambeynna shahiiday.

Rag maxaabiis ah oo katirsanaa Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiradda carabta ayaa kasoo baxsaday xabsi ku yaala magaalada Al-baydaa ee bartamaha dalka Yaman.

Sida lagu sheegay qoraal kooban oo lasoo dhigay bar baahisa wararka Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca ee Yaman, 18 mujaahid ayaa kasoo baxsaday xabsi ay ilaalinayeen malleeshiyaad katirsan Xuuthiyiinta.

Mujaahidiinta soo baxsaday ayaa la sheegay in iyagoo Allaah kaashanaya ay ilaaladii Xabsiga xoog uga qaateen hubkii ay wateen, kadibna ay indhaha iyo afka ka xireen, markaas ayayna si xeelad ku dheehantahay usoo baxeen.

Raggan oo hadda soo gaaray goobaha ay Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca ka joogaan Yaman ayaa in muda ah ku xirnaa xabsiyada malleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Yaman gaar ahaan kuwa gala xabsiyada ayaa dhaqan u leh iney soo baxsadaan, iyagoo isticmaalaya xeelado iska yar, waxaana la ogyahay rag badan oo hogaamiyaal ah oo kasoo baxsday xabsiyadaas, waxaana kamid ah hogaamiyaha haatan amiirka u ah Al-Qaacidada Yaman Sheekh Abii Hureyra Qaasim  Ar-riimi.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular