
War naga soo gaaray gobolka Shabeellaha hoose wuxuu xaqiijinayaa in dagaal culus uu ka socodo gudaha magaalada Buula-Mareer iyo daafaheeda, kaas oo dhexmaraya ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Shisheeyaha Yugaandha.
Dagaalka ka hor waxaa la maqlay qaraxyo waaweyn oo jugtooda meela fog fog gaaray, waxaana kadib is wada qabsaday rasaasta noocyadeeda kala duwan.
Wixii nagu soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.