HomeAll newsCiidamo katirsan Shisheeyaha Oo Muqdisho Lagu Weeraray.

Ciidamo katirsan Shisheeyaha Oo Muqdisho Lagu Weeraray.

Degmada Shibis ee gobolka Banaadir waxaa goordhow ka dhacay qarax lagu weeraray Askar katirsan ciidamada Shisheeyaha ee duulaanka ku jooga Soomaaliya.

Weerarka oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa lagu tuuray ciidamo katirsan Booliiska Afrikaanta ee jooga magaalada Muqdisho.

Sida ay noo xaqiijinayaan ilo xog ogaal ah waxaa qaraxaas ku dhaawacmey labo askari oo Shisheeyaha katirsan.

Markii uu qaraxu dhacay waxay ciidamada Shisheeyaha rideen rasaas, balse lama soo sheegin dad ku waxyeeloobay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular