HomeAll newsSaldhigyada Ciidamada Xabashida ku leeyihiin Buurdhuubo oo Weerar culus la kulmay.

Saldhigyada Ciidamada Xabashida ku leeyihiin Buurdhuubo oo Weerar culus la kulmay.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus waxay ku qaadeen saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya ku leeyihiin magaalada Buurdhoobo ee gobolka Gedo, halkaas oo sanado xiriir ay  Itoobiyaanku gumeysi ku joogaan.

Dagaalka oo dhacay habeenkii xalay ayaa lagu soo waramayaa inuu ahaa mid aad u culus, oo ciidamada Mujaahidiintu ay ku daateen dhufeysyada Xabashida.

Dadka degmada Buurdhoobo ee gobolka Gedo waxay sheegeen in ciidamada Xabashida iyo kuwa Soomaalida maanta laga dareemayaa baqo carar iyo feejignaan dheeri ah, taas oo muujineysa in waxyeelo culus ay gaartay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular