HomeAll newsMid Kamid ah Odoyaasha Soo Xulay Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Mid Kamid ah Odoyaasha Soo Xulay Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Caawa fiidkii waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay mid kamid ah Odoyaasha soo xulay Baarlamaanka maamulka Hir-Shabeelle oo kamid ah maamullada hoostaga dowladda federaalka.

Xuseen Kuulow ayaa rag hubeysan waxay ku dileen isagoo maraya  Suuqa weyn ee Bakaaraha.

Durba markiia y ragani dilka geysteen waxay ka dhaqaaqeen goobta, waxaana dilka Odeygan uu ku daba feylayaa odoyaal farabadan oo horey loogu dilay Muqdisho iyo magaalooyin kale oo katirsan Soomaaliya.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horay waxay hanjabaad ugu jeedisay odoyaasha ka qeybgalay soo xulista baarlamaannada Shisheeyaha ay ka dhiseen dalka Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. ان الله يا مر با لعد ل والاءحسان وايتاىذىالقربا وينها عن الفحشاء والمنكر والبغى يعظكم لعلكم تذكرون

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular