Ku soo dhawaada barnaamijka xiisaha leh ee dhuuxa wareysiyada waxaana caawa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin banaanbaxyo ka dhacay Muqdisho iyo Garbahaarey oo looga soo horjeestay dhul boobka Itoobiya,Askari lagu dilay Boosaaso,iyo qodobo kale.