Barnaamijka todobaadlaha ah ee diirada jimcaha ayaa maanta waxaa lagu faaqiday xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho oo jimcihii ay ka dhaceen weeraro xooggan.
diirada waxaa ka qeybqaatay Hilowle Aadan Maxamuud oo ah xildhibaan hore.Aqoonyahan Maxamed Xasan iyo Nabad doon Warsame.