HomeAll newsDEG-DEG: Duqeyn Hadda ku socota Saldhiga Amabreeso ee Ciidamada Shisheeyaha.

DEG-DEG: Duqeyn Hadda ku socota Saldhiga Amabreeso ee Ciidamada Shisheeyaha.

War hadda kusoo dhacay warqabadka Idaacadda Islaamiga ee Alfurqaan ayaa sheegaya in duqeyn xoogan ay ku socoto saldhig ciidamada Shisheeyaha ay ku leeyihiin deegaanka Ambareeso ee duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab qeybta jugta culus ayaa lagu soo waramayaa iney madaafiic ku garaacayaan garoon cusub oo ay Shisheeyuhu ka dhisayaan duleedka deegaanka Ambareeso.

Lama oga khasaaraha ka dhashey duqeyntan hadda socota, wixii soo kordha wararka iyo barnaamijyada Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaad ku dhageysan doontaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular