Gudoomiyaha Baarlamaanka dowladda federaalka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay mooshinka laga keenay iyo khilaafka hadda ka dhex jira mas’uuliyiinta dowladda.
Jawaari wuxuu sheegay in mooshinka isaga ka dhanka ah uu wado ra’iisul wasaaraha dowladda Xassan Cali Kheyre, iyadoo ay gadaal ka riixayaan dowlado shisheeye.
Wuxuu sheegay Jawaari iyadoo ay naxdin iyo wal wal ka muuqato in ciidamo katirsan dowladda ay hadda la wareegeen gebi ahaanba xarunta Baarlamaanka.
Hoos ka daawo Shirka jaraa’id ee Jawaari uu qabtay.