HomeAll newsNabadoon Axmad Diiriye oo Xalay Ku Geeriyooda Magaalada Muqdisho.

Nabadoon Axmad Diiriye oo Xalay Ku Geeriyooda Magaalada Muqdisho.

Axmad Diiriye Cali oo kamid ahaa nabadoonada taageera DF ayaa habeenkii xalay ku geeriyooday isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Nabadoonka ayaa muddo ku xanuunsanayay isbitalkan oo ay gacanta ku heysto dowladda Turkiga sida ay ku warameen dad eheladiisa ah.

wuxuu jiray 75 sano, waxaana lagu wadaa in meydkiisa loo qaado magaalada Cadaado si halkaasi loogu aaso. Qaar kamid ah saaxiibadiis ayaa ku taliyay in lagu aaso Muqdisho laakin waxay isku fahmi waayeen eheladiisa.

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. Wax dhan buu durbaanada u tumay dirir qabiileede
    Wax dhan buu gumaysiga dafiray daanaduu dhigaye
    Wax dhan buu wadadaad diinti gadan duugay dhagar tiise
    Wax dhan buu islaam daahiriyo duray ikhyaartiiye
    Dulaysane Ilaah naga difaac dacar wuxuu gaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular