Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo hadba qodobki muhim ah oo markaas ku haboon, waxaana maanta lagu lafa guray ama lagu qiimeeyay mudada sannadka ah ee uu Farmaajo madaxweynaha yahay, waxaana nagala qeyb galay mas’uul dowladda ka tirsan, aqoonyahan iyo nabadoon kamid ah indheer garadka Muqdisho.
Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 09-02-2018
Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah 09-02-2018