Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah.
Maanta waxaa lagu falanqeeyay culeyska dhanka canshuurta ah ee ay DF kusoo rogtay ganacsatada magaalada Muqdisho Muqdisho.
Barnaamijka waxaa marti ku ah aqoonyahan dhanka dhaqaalaha ah, ganacsade iyo nabadoon kamid ah wax garadka gobolka Banaadir.