HomeAll newsDegdeg: Toogasho Sarkaal oo Ka Dhacday Muqdisho.

Degdeg: Toogasho Sarkaal oo Ka Dhacday Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan dowladda federalka ah ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho oo shalay iyo maanta ah mid inteeda badan xanniban sababo la xiriira xaflado ka dhacaya xarunta madaxtooyada.

Rag hubeysan ayaa sarkaalkan ku toogtay degmada Hodan, sida ay inoo xaqiijiyeen dad lagu kalsoon yahay, waxaana in kadib dhacdada meydkiisa qaaday ciidamo ay shaqo wadaag ahaayen.

Sarkaalkan ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Farxaan Xuseyn, mana jirto xog intan dhaafsiisan oo aanu ka helnay weerarka lagu dilay oo kusoo aaday iyadoo muddo sannad ah laga joogo markii la doortay Farmaajo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular