HomeAll newsDegdeg: Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Amisom Ku Qabsaday Shabeelaha hose.

Degdeg: Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Amisom Ku Qabsaday Shabeelaha hose.

Warar horudhac ah ayaa kasoo baxaya dagaal haatan ka socda nawaaxiga magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha hoose kaasoo u dhaxeeya ciidamada Al-Shabaab iyo kuwa Amisom.

Dagaalkan ayaa waxa uu yimid kadib markii dhabbaha loo galay kolonyo gaadiid ah oo ay shisheeyaha wateen kana soo baxaday Nambar 60.

Inta la hubo illaa iyo hadda, waxaa ciidamada Amisom laga gubay gaari xamuul ah iyadoo uu khasaare kalana jiro, dagaalkuna wuu socdaa.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular