
Goob joogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in la galay hotelka Siyaad kadib markii qarax xooggan lagu furtay, sidoo kalana qaraxyo iyo rasaas laga maqlayo meelo kala duwan oo aan la ogeyn sida ay wax uga socdaan.
Insha;allaah, wixii soo kordha waan idiin soo gudbineynaa.