HomeAll newsDhagayso: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda dowladda iyo Siyaasiyiinta?

Dhagayso: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda dowladda iyo Siyaasiyiinta?

Aqoonyahan Cabdilqaadir Cali Yarow oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhexeeya madaxda dowladda iyo Siyaasiyiinta shisheeyaha taageersan ee magaalada Muqdisho.

Waraysigan oo dheer ayuu Aqoonyahanka dhinacyo badan ka eegayaa khilaafaadka soo cusboonaaday, waxaana waraysiga la yeeshey wariye Cabdullaahi Soomaali.

Halkan ka dhagayso Waraysi Cabdilqaadir Cali Yarow uu siiyay Idaacadda Al-Furqaan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular