HomeAll newsSaakow oo laga qeybiyay Zakada xoolaha.(Sawirro)

Saakow oo laga qeybiyay Zakada xoolaha.(Sawirro)

Qeybinta Zakada xoolaha nool ayaa wali ka socota wilaayaadka islaamiga ah ee hoostaga xarakada shabaabul mujaahidiin.

maktabka diiwaanka zakawaadka ee xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa bixinaya zakada xoolaha ee laga soo uruuriyay dadka ay ku waajibtay iyadoo la siinayo Fuqurada iyo masaakiinta.

xoolo isugu jiray geel,ari iyo lo’ ayaa laga bixiyay magaalada Saakow ee wilaayada jubooyinka.

dadka xoolaha qaatay ayaa ku farxay iyagoo ubaahnaa xoolaha la siiyay.

waxay umuuqdeen dad laga soo dhex saaray qeybaha bulshada kuwaasi oo aanan waxba heysan.

Hoos ka daawo sawirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular