HomeAll newsGaari Ciidamada Shisheeye Looga gubay Muqdisho.

Gaari Ciidamada Shisheeye Looga gubay Muqdisho.

Wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay gaari ciidamo shisheeye ay saarnaayeen.

Nawaaxiga xarunta Isbartiibada ayuu qaraxu ka dhacay, waxaana labo cad u kala go’ay gaariga Towga oo ciidamo shisheeye ay saarnaayeen.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la rumeysanyahay inuu sababay qaraxan.

Muqdisho waxaa kusii badanaya howlgallada Mujaahidiinta ee ka dhanka ah Shisheeyaha iyo dowladda federaalka.

Caawa degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho waxaa lagu toogtay sarkaal katirsan sirdoonka dowladda.

Rag hubeysan ayaa dilay Ayaanle oo kamid ah saraakiisha Psta dowladda ee dhibaatad ku hayo dadka muslimiinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular