HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Mowduuc Muhim Ah Lagu Falanqeeyay. (Sawirro+Dhageysi)

Diiradda Jimcaha oo Mowduuc Muhim Ah Lagu Falanqeeyay. (Sawirro+Dhageysi)

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana sida caadada u ah lagu falanqeeyaa mowduuc muhim ah iyadoo lagu marti qaado dad ku haboon.

Maanta waxaa lagu lafa guray mowduuc muhim ah oo ku saabsan sida looga faa’iideysan karayo wax soo saarka beeraha, waxaana lagu soo diyaariyay magaalada Jamaame ee wilaayada Jubooyinka.

Halkan ka dhageyso Diirada jimcaha 22 12 2017

DAAWO SAWIRRADA KA QEYB GALAYAASHA.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular