HomeAll newsHalkaan ka dhegeyso warka duhurnimo 12-03-1439 hijri

Halkaan ka dhegeyso warka duhurnimo 12-03-1439 hijri

Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa warka duhurnimo oo qodobo kala duwan lagu soo qaatay.

Halkaan ka dhegeyso war duhur 30 11 2017

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. Assalaamu Calaykum Bahda Radio Al Furqaan,
    Salaan Kadib. Maanta Jaraaidka loo yaqaan “The Daily Beast” https://www.thedailybeast.com
    ayaa maanta ka hadlay qaabkii loo gumaaday shacabkii Bariire ee bishii August. Jariirada Daily Beast waxay sheegtay in markii la shacabka la xasuuqay, in ay ciidamada marakykanka amar ku siiyeey askarta dawlada federaalka in ay hub ag dhigaan maydadka oo ay been ka sheegaan xasuuqa. Fadalan Akhriya linkiga aan idiiin soo diray. Hadii aad u baahantihiin in aan warkan afsoomaliyeeyo, fadlan ii soo sheega. JazakumAllahu Khayran.

    Waa walaalkiin Abu Kawhar oo maraykanka jooga

    • WACALEYKUM Salam, waan qaadanay walaal warkan, laakiin waxaan kaa rabnay hadaad diyaar u tahay inaan kaa wareysano mowduucaas inaad nambarkaag Imoga halkan noogu reebto. Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular