Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqan, waxaa lagu falanqeeyaa mowduuc muhim ah.
Usbuucan waxaa lagu lafa guray oo looga jawaabay (8 bilood kadib maxaa ka hir galay ballan qaadyadii madaxweyne Farmaajo)
Martida: 1-Sh/Jaamac C/salaam 2- Sh/C/raxmaan Firin 3-Sh/Jaamac Aadan 4-Falanqeeye Xassan Fiyooke Cali 5-Falanqeeye Idriis Xassan Faarax iyo dad weynaha.