Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan wuxuuna kaga sheekeynayaa foolxumada Qabyaaladda.
Halkan ka dhagayso Fool Xumada Qabyaaladda iyo Sh Nuur M C raxmaan