HomeAll newsCiidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Weerar Ka Fuliyay Laamu.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Weerar Ka Fuliyay Laamu.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gudaha dhulka Kenya xooga ku heysato ayaa fuliyay weerar culus oo ay ku qaadeen saldhig ciidamada Booliisku ku leeyihiin gobolka Laamu ee dhaca Xeebta.

Ciidamada Mujaahidiinta waxay weeraraeen saldhig ku yaala deegaan lagu magacaabo Mararaani oo hoostaga Laamu, waxaana ka dhacay goobta dagaal kulul.

Khasaare aan tiradiisa la ogeyn ayaa gaaray ciidamada Booliiska ee la weeraray.

Weerarkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha dhulka Kenya ay ka taliso ee Muslimiintu leeyihiin.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular