HomeAll newsXillibaan Hore Oo Dalka Dibadiisa Ku Geeriyooday.

Xillibaan Hore Oo Dalka Dibadiisa Ku Geeriyooday.

Xillibaan Axmed Cawad Cashara oo kamid ahaa xubnihii Baarlamaanka Kumeel gaarka ayaa ku geeriyooday dalka Canada oo uu in muda ah ku noolaa.

Waxaa la sheegay in xanuuno uu in muda ah la daaladhacayay, islamarkaana ugu dambeyntii uu dhintay.

Cashara ayaa kamid ahaa Dadkii wax kulahaa aas-aaska maamulka Puntland, waxaana uu mar soo noqday wasiirka warfaafinta maamulkaas.

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular