HomeAll newsSaldhig Ciidamada Burundi ka Joogaan Shabeellaha Dhexe Oo La Weeraray.

Saldhig Ciidamada Burundi ka Joogaan Shabeellaha Dhexe Oo La Weeraray.

Dagaalyahanno hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Shisheeyaha ee Burundi ku leeyihiin duleedka magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada Mujaahidiinta oo Takbiirsanaya ayaa weerar culus ku qaaday deegaanka Fooldheere oo u dhow magaalada Mahadaay, halkaas oo saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada Shisheeyaha.

Dagaalka waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana jira waxyeella soo gaartay ciidamada Burundi ee halkaas lagu weeraray.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sii kordhiyay weerarada noocyadooda kala duwan ee ay ku qaadayaan Shisheeyaha kala duwan ee duulaanka ku jooga dhulka Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular