HomeAll newsNin U shaqeynayay Sirdoonka Ciidamada Jabuuti Oo Hiiraan Lagu Dilay.

Nin U shaqeynayay Sirdoonka Ciidamada Jabuuti Oo Hiiraan Lagu Dilay.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xukun dil ah waxay ku fulisay Nin u shaqeynayay Sirdoonka ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Cali Axmed Cadow oo 52 Sanno jir ah lana shaqeynayay Sirdoonka Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Hiiraan ayaa Maanta lagu dilay fagaare ku yaala Degmada Buq-Aqablle Ee gobolka Hiiraan.

Mid kamid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xukunkan  ku dhawaaqay, waxaana loo cuskaday diinta Islaamka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular