HomeAll newsKhasaaraha Howlgalka Ka socoda Naashablood 2 Oo Faafaahin laga helayo.

Khasaaraha Howlgalka Ka socoda Naashablood 2 Oo Faafaahin laga helayo.

Warar horudhac ah oo laga helayo Ilo kala duwan oo Caasimadda ku sugan ayaa sheegaya in khasaaraha horudhaca ee ka dhashey howlgalka weli ka socoda hotel Naashablood 2 ay gaareyso dhimashada 15 Ruux.

Dadka dhintay waxay isugu jiraan Saraakiil katirsan sirdoonka, kuwa Booliiska iyo xubo kala duwan oo katirsan dowladda federaalka.

Dhaawaca ayaa lagu soo waramayaa inuu kor u dhaafayo 20 Ruux, waxaana xusid mudan in dagaal uu ka socoda gudaha hotelka, oo ay ku jiraan ciidamo katirsan Inqimaasiyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waxaa xusid mudan in khasaaraha uu saacadba saacadda ka dambeyso sii kordhi karo.

Wixii Faafaahin ah waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular