HomeAll newsJaamac Xassan Khaliif: "Hubka Ku Jira Gacanta Shacabka Mareykanka Waxaa Sannad Walba...

Jaamac Xassan Khaliif: “Hubka Ku Jira Gacanta Shacabka Mareykanka Waxaa Sannad Walba Lagu Dilaa Tobannaan Kun oo Qof” (Dhageyso”

Siyaasiga Jaamac Xassan Khaliif oo ku sugan Mareykanka ayaa sheegay in dalkaasi uu ka jiro nidaam shacabka u ogolaanaya iney hub yeeshaan. Wuxuu sheegay in dadku ay hubka naftooda iyo hantidooda ku waardiyeystaan sidoo kalana uu dhaqan u yahay iyagoo ku ugaarta kuna madadaasha.

Jaamac ayaa intaasi ku daray malaayiin shacab ah ay hubeysan yihiin, hubkaasoo ay isugu geystaan khasaare badan. Wuxuu tusaale usoo qaatay sannadkii 2010 oo uu sheegay in ay dhinteen 31 kun oo qof oo hubkaasi loo adeegsaday.

Dhawaan ayay ahayd markii magaalada Laas vegas ee dalkaas lagu dilay ku dhawaad 100 qof kadib markii nin dhowr iyo lixsan jir ah uu weeraray meel lagu caweynayay.

Halkan Ka Degso Wareysiga Jaamac xasan khaliif

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular