HomeAll newsHalkaan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada 23-01-1439 hijri

Halkaan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada 23-01-1439 hijri

Insha allaah halkaan waxaaanu idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka dhuuxa wareysiyada qodobo kala duwan lagu soo qaatay.

waxaa qodobada ka mid ah wasiirkii gaashaan dhigga iyo taliyihii meleteriga dowladda federaalka oo is casilay.

indheer garadka gobalada dhexe qaarkood oo ka hadlay xaaladda adag dalku marayo

xubintii faa’iido oo caawa lagu soo qaatay wanaaggii saxaabada iyo qodobo kale.

Halkaan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada 12 10 2017.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular