HomeAll newsFarmaajo: "Al-Shabaab Wey Naga Adkaadeen" (Dhageyso)

Farmaajo: “Al-Shabaab Wey Naga Adkaadeen” (Dhageyso)

Madaxweynaha DF Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka maamul goboleedyada ee madaxtooyada ka furmay ka sheegay hadallo badan oo laga dheehanayay inuu aad u niyad jabay.
Wuxuu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka adkaatay isagoo madaxda maamul goboleedyada ugu baaqay in ay keenaan qorshihii ay ku samata bixi lahaayeen.
Sidoo kale madaxda maamul goboleedyada ayaa shirka ka sheegay in DF ay ku fashilantay ammaanka, iyagoo si aad ah ugu jeesjeesay Farmaajo.

Halkan ka dhagayso Madaxweyne Farmaajo oo Jab qirtay.

 

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. Farmaajow nin fid nay san
    Fisqina aan ka xishoonin
    Sidaadaana faqsuusa
    Been intuu farsameeyo
    Runtana uu ka fogaado
    Fursaan diinta u taagan
    Fadeexayn kari maayee
    Adigoon faransiis iyo
    Faranji aan ku cabsiin
    Fagaaraha tookha ka daa
    Fanje beerka ku gooyee
    Shacab kaan a fitnaynin
    Adigoon fedaraal iyo
    Faransiis ku cabsiinin
    Faqsuus yohow naga joog

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular