HomeAll newsDhageyso Diiradda jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah. 07-02-1439

Dhageyso Diiradda jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah. 07-02-1439

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo ku munaasabsna in laga hadlo. Haddaba waxaa maanta lagu soo qaatay mowduuc caafimaad oo la xiriira xilli roobaadka, iyadoo sidoo kale ay dad weynuhu su’aalo kala duwan soo weydiinayeen dhaqtarkii martida ku ahaa oo ah Dr. Xanafi C/Sheekh Aadan.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 27-10-2017

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular