HomeAll newsDhageyso Diirada Jimcaha oo Lagu soo Qaatay Qodob Muhiim.

Dhageyso Diirada Jimcaha oo Lagu soo Qaatay Qodob Muhiim.

Barnaamijka Diirada jimcaha waxaa Maanta Lagu soo qaatay Mowduuc ku saabsan sida loo hormarin karo wax soo saarka beeraha Soomaaliya.

Waxaa ka qeybgalay Aqoonyahanno iyo odayaal dhaqan oo ay kamid yihiin Cabdullaahi Maxamed oo Jooga Maraykanka,Nabad doon Maxamed Jimcaale Khayre,Nabad doon Cabdullaahi Ansaari,Maxamuud Maxamed Macalim.

Halkan Kala deg  Diirada Jimcaha 20 10 2017.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular