Xubinta Faa’iido waa xubin qeyb ka ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee ka baxa Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan.
Xalqadan waa mida todobaad, waxaana jeedinaya Sheykh Cabdi Raxmaan Firin, wuxuuna kaga hadlayaa Canug yar oo maalmo dhalan oo hadlay.
Halkan ka dhagayso Cunug Maalmo Dhalan oo Hadlay Iyo Sheykh Cabdi Raxmaan Firin.