Xubinta Faa’iido waa xubin kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan.
Xalqada labaad ee Silsiladan waxaa jeedinaya Sheykh Cumar Xayaakallaah oo kamid ah culimada diinta Islaamka, wuxuuna kaga hadlayaa Amaanada iyo ilalainteeda.
Halkan ka dahgayso Xubinta Faa’iido 2 iyo Amaanada