HomeAll newsDhagayso Xubinta Faa'iido 13.

Dhagayso Xubinta Faa’iido 13.

Xubinta Faa’iido waa qeyb kamid ah barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.

Xalqadan waxaa jeedinaya Sheykh Maxamed Sheykh Cabdi Raxmaan Kaariye, wuxuuna kaga sheekeynayaa Caalim 80 jir ah oo la ooyay wanaaga xaaskiisa oo dhimatay.

Halkan ka dhagyaso Qisada oo ah mid la cajiib ah.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular