HomeAll newsDegdeg: Toogasho Hadda Ka Socota Dalka Mareykanka.

Degdeg: Toogasho Hadda Ka Socota Dalka Mareykanka.

Gobolka ugu fisqiga iyo qamaarka badan dalka Mareykanka ee Las vegas ayaa waxaa ka socda toogasho loo geysanayo muwaadiniin dalkaasi u dhashay.

Rag hubeysan ayaa si kadis ah u billaabay toogasho wadareed ay kula kacayaan dadka aan muslimiinta ahayd ee Mareykanka, waxaana hadda dhimashadu sii caga-cageeneysaa 20, halka dhaawucu uu 50 ka badan yahay.

Ragga hawl galkan wada ayaa lagu waramayaan inaan wali la ogaan islamarkaana aaney ciidamada Boliska ku guuleysan qabashadooda, waxaana ay halkooda kasii wataan toogashada.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular