Wararka naga soo gaaraya caasimadda Soomaaliya Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax culus lagu weeraray hotel u dhow Xarunta Madaxtooyada dowladda federaalka.
Dad Muqdisho waxay sheegayaan in Qarax oo ahaa mid culus lagu dhuftay hotelka Naashablood 2 oo u dhow madaxtooyada.
Qaraxa kadib waxaa la maqlay Rasaas xoogan.
Wixii Soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.