HomeAll newsXarakada Xammaas Oo shaacisay iney kala dirtay maamulka Qazza.

Xarakada Xammaas Oo shaacisay iney kala dirtay maamulka Qazza.

Bayaan kasoo baxay Xarakada Xamaas ee ka talisa jiidda Qazza ayay ku shaacisay iney kala dirty maamulka iyada hoostaga ee ka arimiya magaalad Jiidda Qazza.

Xamaas ayaa sheegtay iney iyadoo ajiibeysa baaqa kasoo baxay dowladda Masar ee ahaa in wadahadal Xamaas ay la gasho Xarakada Fatax ay qaadatay tallaabada ah in lakala diro maamulkii Qazza.

Dowladda heshiiska qaran loogu yeeray ee uu Ra’iisul wasaaaraha ka yahay Raami Alxmadulillaah ayaa loogu baaqaay iney timaado magaalada Qazza, lana wareegto maamulka.

Dhanka Fatax war kasoo baxay waxay ku sheegtay iney soo dhaweyneyso tallaabadan ay qaadatay Xamaas.

(Modafinil)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular