HomeAll newsNin U Gefay Nabiga CSW, Ictisaam oo Sheegay In Amisom Musta'miniin Yihiin...

Nin U Gefay Nabiga CSW, Ictisaam oo Sheegay In Amisom Musta’miniin Yihiin Iyo Culimo Jawaabtay. (Sawirro+Warbixin)

Qaar kamid ah culimada diinta islaamka ayaa ka hadlay xukunka nin ku sugan magaalada Gaalkacyo oo meel uga dhacay sharafka Nabigeena Muxamad صلي الله عليه وسلم  ninkaas oo sawirka nin kale ku tilmaamay inuu Nabiga yahay!

Culimada Ictisaam ee ka hawl gala Puntland wali wax war ah kama soo saarin ninkan ku xad gudbay cirdiga Nabiga صلي الله عليه وسلم  taa badalkeedana waxay amaaneen ciidamada shisheeye ee kusoo duulay wadanka iyagoo ku sheegay mus’ta’miniin (dad magan galyo la siiyay)

Haddaba waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warbixin aanu ka diyaarinay wareysiyo iyo cadad kala duwan oo qeyb ka ahaa barnaamijka Dhuuxa wareysiyada.

Kani waa ninkii nabiga csw u gefay
Sh/C/Naasir (Ictisaam)
Sh/Cismaan Laangarre (Ictisaam)
Xassan Sh/Cali Warsame (Ictisaam) waa ninka yiri’ Amisim waa musta’miniin!
Sh/Jaaamc C/salaam culimada ka jawaabtay ninka nabiga csw u gefay iyo warka Ictisaam (Mujaahid Da’ah)

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular