Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Weerar dhabbagal ah waxay u dhigeen kolonyo ciidamo katirsan kuwa Shisheeye ee AMISOM ee duulaanka ku jooga Soomaaliya, kuwaas oo marayay nawaaxiga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Weerarka oo ahaa mid xoogan islamarkaana in muda ah socday waxay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dileen 11 Askari oo Burundi ah, iyagoona gubay gaari nooca Towga ah.
Ciidamada Shisheeyaha ayaa la kulmay weerar aysan fileynin kaas oo ciidamada Mujaahidiinta ay ku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.
Waa Weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee moda todobaad gudahood ay la kulmaan ciidamada Burundi ee jooga gobolka Shabeellaha dhexe.
Baqti siisidaaiyo ximaar bohol kutuurtaaba
Beebe iyo taw kaare iyo boqol kunoo kaare
Nabad inay balee yaan kufrigu boowe dhici mayso
Burundigu kufaar weeye ee kaawo qabad siiya
Cimilkoo kamiin loo dhigiyo kadis u laa weeye
Kadeediyo halaag mooyiyee yaan la kaal maynin
Kiristaan ka soo duulay kalabta mooryanta
Kob kastaba xasuuq lagutirtiri kiis u yaal weeyr