Mu’assasada Al-Saxaab garabka warbaahineed ee Alqaacida ayaa baahisay kalimad maqal ah oo loo diyaariyay qaab Video ah oo uu jeedinayo hogaamiye Sheykh Xamza Usaama bin Laadin.
Kalimadan waxaa Ciwaan looga dhigay ” Mixnada SHAAM Waa Mixnada Umadda Islaamka”, waxayna soconeysaa qadar 12 daqiiqo ah, isagoona jeedinayao talooyin wax gal ah.
Idaacadda Al-Furqaan ayaa Tarjamo dhameystiran saartay Kalimadda Sheykh Xamza Usaama Bin Laadin.
Halkan ka dhagayso Tarjmada Kalimadda Mixnadda Shaam Waa Mixnada Islaamka.lite
Alshabab mujahidiin insha Allah Rayah LA ilah ila Allah Mohamed rasulaah ???